April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

TARTAN AQOONEEDKII LOO QABTAY DUGSIYADA SARE EE PUNTLAND OO SOO IDLAADAY

Tartan aqooneed loo qabtay ardayda dugsiyada sare ee Puntland ayaa soo gaaray wareeggii ugu danbeeyey, ayaa waxaa guulaysatay dugsiga sare ee Shiikh Xaamid – ee Degmada Garoowe.

Dugsiga sare Sheikh Xaamid ayaa markii ugu horaysay ku guulaysatay Tartan iyo Tacliin.

Waxaa xusid mudan in dugsiga sare ee Salaaxuddiin Al-Ayyuubi (Dhahar) uu galay kaalinta saddexaad (3) ee tartanka.