
Wafdigaan oo ka kooban Wasiirka Amniga Dowladda Puntland Ibraahiim Ismaciil Cartan (Xaaji Bakiin) Xildhibaan Faarax Jamac oo ka tirsan GWDPL iyo Gudoomiyaha Degmada Qandala Axmed Khuurshe ayaa kormeer indha indheyn iyo u kuurgelida xaaladda Amni iyo Baahiyaha ka jira deegaanada laga saaray Argagixisada Daacish ku maray Deegaanada u dhexeeya Tuurmasaale ilaa sheebaab.
Wafdigan ayaana la kulmay Bulshada ku dhaqan deegaanadaasi iyagoona ku dhiiri-geliyay in ay garab istaaga lana shaqeyaan Ciidanka Geesiyaasha ee ku jira Howlgalka ciribtirka argagixisada.


Warar lamid ah
Sharma’arke Dal-daare oo loo magacaabay Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland
SHIR WADAJIR AH OO AY WADA YEESHEN WASAARADDA DEEGAANKA IYO GUDDIGA DHAWRISTA DEEGAANKA & KHEYRAADKA EE GOLLAHA WAKIILLADA DPL
رئيس حكومة بونتلاند يشارك في المؤتمر التشاوري للإنتخابات في مقديشو