April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

XARUNTA CILMI BAARISTA PUNTLAND (PDRC) OO SOO SAARTAY CILMI BAARIS CUSUB

Xarunta Ciilmi baarista Puntland (PDRC) ayaa maanta soo saartay daraasad muddo dheer qaadatay oo ku saabsan xirfad iyo shaqo-abuurka Puntland.
Xog uruurintan ayaa laga sameeyay kalluumeysiga, beeraha, xoolaha iyo fooxa.