April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

CIIDANKU WAA SAAXIIBKA KOOWAAD EE SHACBKA

“Har & habeen waa heeggan, waa geeshka guulaha, horumarka & nabadda aynu ku naalloonayno. Waxay u darbban yihiin mar kasta adkaynta ammaankeenna guud. Muwaaddin kasta oo hela ama dareema fal ammaanka lid ku ah waxaa waajib ku ah inuu Laamaheenna amniga ee kala duwan inuu soo gaarsiiyo.