April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

GUDDOOMIYAHA GKM EE DOORASHOOYINKA PUNTLAND OO KA WAR BIXIYAY HABKA DIIWAANGALINTA CODBIYAASHA IYO HALKA AY MARAYSO

Guddoomiyaha GKM ah ee madax-bannaan ee Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre- “Waxaa si habsami leh uga socda magaalooyinka iyo miyiga 3da degmo ee Qardho, Ufayn iyo Eyl diiwaangelinta codbixiyayaasha oo dadweynuhu safaf dhaadheer ugu jiraan””Dadweynuhu waxay muujiyeen sida ay ugu hammuun qabaan doorasho toos ah si ay codkooda ugu doortaan dadka matalaya”.