Gudoomiyaha Guddiga KMG doorashooyinka puntland ee Gobolka karkaar Maxamuud Ismaaciil Salaad,ayaa kulan la yeeshay masuuliyiinta heer gobol iyo heer degmo.
kulankan oo Ka qabsoomay xarunta gobolka Kar-kaar ee Qardho ayaa ujeedkiisu ahaa udiyaargarowga diiwaangalinta codbixiyayaasha oo 16-ka bishan ka bilaami doona degmooyinka doorashada horudhaca ah Guddigu ka qabandoono ee Qardho,Ufayn iyo Eyl.
Masuuliyiinta kulankan kasoo qaybgalay ayaa soo dhaweeyay Warbixinta Gudoomiyaha iyo udiyaargarowga diiwaangalinta codbixiyayaasha.







Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA