Guddoomiyaha gobolka karkaar siciid mahamed faahiye ayaa Maantay kormeer ku tegey buundadii Qayaadsame oo ay dhawwaan waxyeeladu soo gaarsiiyen Roobabkii xogana oo ka da’ay inta u dhexeysa Boosaso iyo gobolada kale ee puntland. Waxaan mal’mahaan ka socotay shaqo lagu hagaajinayo wadadaas oo ay burbur xoogan soo gaaray.
Waxaana maalmo kooban hakad kala galay isu socodka gaadiidka u kala gooshi jiray gobollada puntland iyo magaaladda Boosaaso dadaal dheer oo ay dawladu puntland ku bixisay waxaa la sameeyay wadooyin cusub sidii ay gaadiidku u sii wadan lahayeen safarkooda.
Waxaana jira buundooyin kale oo uu gudoomiyuhu kormeeray oo iyagana ay dhawac xogan biyuhu garsiyeen lagana yaabo hadii markale ay da’aan roobabkii daadadka wetey in iyaguna khasare kale soo garo.















Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA