April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

GUDOOMIYAHA GOBALKA MUDUG OO KA HADLAY SHAQADA GOBALKA KA SOCOTA BAAQNA U DIRAY SHACABKA

Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur Sanyare ayaa oo ka hadlay xaaladda guud ee Gobalka iyo dhaqada socota ayaa sidaan yiri “Waxaan idiin balan qaadaynaa Gaalkacyo inay noqoto meel ka caagan Ururka argagixisada ee Al-shabaab, Waxaa goob joog ka ahaan doontaan goobo fagaaraa oo ay ka dhicidoonaan xukunada wax kastoo intay ku dhuumanayeen Bulshada dhexdeeda ka gaysteen, mid kastoo ku lug lahaa Ficiladii foosha xumaa ee gobolkan ka dhacayna ciqaabteeda udhiganta waxa uu galay buu mari doonaaa, waxaan Shacabka ka codsanaynaa in ay sii laba jibaaraan sida ay laamaha armniga Gobolka ula shaqaynayaan “