April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

MAXKAMADA CQS EE GOBALKA MUDUG OO BILOWDAY DHAGAYSIGA GARMAQALKA 11 EEDEYSANE

Galkacyo waxaa goor dhow ka bilaamaneysa dhageysiga Garmaqalka 11 qof oo 5 kamid ah Xeer ilaalintu ku eedeeysay in ay kamid yihiin ah Ururuka Argagaxisada ee ka howl gali jirey magaalada Galkacyo.

Shanta lagu eedaynayo in ay Alshabaab kamid yihiin dadna ay ku laayeen magaalada Galkacyo ayaa shaqo ahaan ku dhuuman jirey ka ganacsiga Hilibka Geela.