April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

GUDDOOMIYAHA GOBALKA MUDUG OO SHIR GUDOOMIYAY SHIRKA AMNIGA GOBALKA MUDUG

Gudoomiya Gobalka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur Ayaa Maanta Shir Gudoomiyay Shirka Amniga Gobalka Mudug.

Shirka oo isbuuclaa ayaa waxaa ka soo qayb galay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug, Taliyaha Ciidanka Daraawishta Gobolada Mudug iyo Cany iyo Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Ee Gobalka Mudug.