April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

KU SIMAHA MADAXWEYNAHA AHNA MADAXWEYNE KU XIGEENKA DPL OO BOOQASHO UGU TAGAY BOQOR BURHAAN

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo safar shaqo ku jooga degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa salaan ugu degey Boqor Burhaan Boqor Muuse.