April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

GUDDOOMIYAHA GUDDIGA TPEC OO KULAN LAGU DARDARGELINAYO CODBIXIYAASHA LA QAATAY QAYBAHA KALA DUWAN EE BULSHADA QARDHO

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka madaxbannaan ee Puntland ayaa maanta kulan lagu dardargeliyo diiwaangelinta codbixiyayaasha la qaatay qaybo ka mid ah cuqaasha, culimada iyo dhalinyarada magaalada #Qardho.

Diiwaangelinta codbixiyayaasha ayaa si habsami leh uga socota 3-da degmo ee Qardho, Ufayn iyo Eyl.