Guddoomiyaha Gobolka Gardafuu Muuse Saalax Guuled iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Gaaray Degaanka taageer oo Hoostaga Degmada Baargaal ee gobolka Garadfuu.
guddoomiyaha Gobolka waxaa safarkiisa ku wehelinaya duqa degmada Baargaal, isuduwayaasha wasaaradaha Deegaanka, amniga, iyo kalluumaysiga. masuliyinta Heer Gobol iyo heer degmo ayaa kulan laqaatay bulshada taageer, Iyagoona iska xoog waraystay baahiyaha degaanka iyo ilaalintiisa.














Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA