October 19, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

WASIIRKA WAXBARASHADA DPL OO KORMEER SHAQO KU TAGAY DEGMADDA QARXIS

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dawlada Puntland ayaa Kormeer ku tagay Magalada Qarxis ee Degmada Eyl Gobolka Nugaal,
Wasiirka ayaana Safaro Kormeer ah ku maraayey Qayb ka mid ah Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee Puntland.