April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

MADAXWEYNAHA JUBALAND OO LAGU SO DHAWEEYAY KISMAAYO

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Axmed Maxamed Islaan ayaa lagu soo dhaweeyey magaallada Kismaayo, ka dib markuu ka soo laabtay shirkii arrimaha Doorashooyinka ee Muqdisho.