Garoowe: 31 May 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Muqdisho kaga qeybgalay Shirkii arrimaha Doorashada Soomaaliya ee lagu heshiiyey ayaa galabta kusoo laabtay Garoowe.
MADAXWEYNAHA DPL OO GALABTA KUSOO LAABTAY CAASIMADA GAROWE


Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA