April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

KU SIMAHA GUDDOOMIYAHA AHNA GUDDOOMIYE KU XIGEENKA 1AAD EE GOLAHA WAKIILLADDA DPL OO FURAY BARNAAMIJ LOOGU TALA GALAY XIRIIRKA BAARLAMAANKA & BULSHADA

Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka 2aad Mudane Ismaaciil Maxamed, Xildhibaano ka tirsan Golaha ayaa furay Barnaamij loogu tallo-galay Xiriirka Baarlamaanka & Ururada Bulshada rayidka.

Kulanka caawa ayaa su’aalo lagu weydiiyey Baarlamaanka DPL kuwaas oo la xiriiray shaqooyinka Golaha.