Garoowe – 22 Juun: Sharma’arke Dal-daare, oo ka mid ahaa bahda Telefishinka Dowladda Puntland, ayaa loo magacaabay Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland.Sharma’arke ayaa muddo 11 sano ah ku jiray mihnadda saxaafadda, isagoo khibrad dheer u leh warbaahinta iyo tebinta wararka. Waxa uu sidoo kale hore uga soo shaqeeyay Xafiiska Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland isagoo ahaa La-taliye.Magacaabistan ayaa Sharma’arke ku keenaysa xilka cusub isagoo leh waayo-aragnimo dheer oo dhinacyada saxaafadda, warfaafinta iyo isgaarsiinta ah.
Sharma’arke Dal-daare oo loo magacaabay Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland


Warar lamid ah
Wafti ka kooban Golayaasha Dowladda Puntland oo koormeer shaqo ku tagey deegaanada laga saaray Argagixisada Daacish ee Tuurmasaale illaa Sheebaab.
SHIR WADAJIR AH OO AY WADA YEESHEN WASAARADDA DEEGAANKA IYO GUDDIGA DHAWRISTA DEEGAANKA & KHEYRAADKA EE GOLLAHA WAKIILLADA DPL
رئيس حكومة بونتلاند يشارك في المؤتمر التشاوري للإنتخابات في مقديشو