April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

MADAXWEYNE KUXIGEENKA DPL OO KA QAYB GALAY XAFLAD QALINJIBIN ARADAY JAAMACADEED.

Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland Ahmed E. Osman Karaash ayaa kaga qayb-galay xaflad ay ku qalin jabinayeen 80 arday oo dhamaysay Waxbarashada heerka labaad (Master degree) ee Jaamcaada Kampala University (Uganda) oo bahwadaag la ah Jaamacadda Bariga Africa.