Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka bada dawlada Puntland Maxamed Cismaan oo maalmahan safaro shaqo ku joogay degmada Waaciye ayaa kormeeray cusbitaalka deegaanka Xidda oo dhismihiisu meel wanaagsan marayo.
Wasiir Maxamed ayaa warbixin ka dhagaystay gudigga gacanta ku haya dhismaha Cusbitaalka, waxa uuna ku dhiiri-geliyay dhabar adayga ay muujiyeen iyo sidda bulshada uga qayb-qaadatay in dhismahaan uu meel wanaagsan soo gaaray.
Ugu danbayn waxa uu xusay in dawladu ay diyaar u tahay in ay ka qayb-qaadato inta cusbitaalka ka hartay.












Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA