April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

GUDDIGA KMG DOORASHOOYINKA DPL OO KULAN LA YEESHAY SAAXIIBADA KALA SHAQEEYA HIRGALINTA DOORASHOOYINKA

Kulanka Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland iyo Saaxiibada kala shaqeeya Hirgalinta Doorashooyinka.

Guddiga KGM ee Doorashooyinka ayaa maanta kulan la yeeshay saaxiibada kala shaqeeya Hirgalinta Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka ee Puntland oo ay ugu horeeyaan:
PUNSAA, PDRC,KAALO DIAKONIA, TIDES, SFS iyo PYAN,waxaana dib u eegis lagu sameeyey shaqooyinka Qabsoomay.

Gabo-gabadii kulanka waxaa la isla eegay sidii loo midayn lahaa qorshayaasha soo socda iyadoo hortabinta la siinayo Qorshaha Guddiga Doorashooyinka gaar ahaan arimaha Wacyi-galinta.