April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

JUBALAND OO SOO DHAWEYSAY GO,AANKA GALMUDUG IYO HIIRSHABEELE

Dowladda Jubaland waxay soo dhawaynaysaa go’aanka ay qaateen Dowladaha Galmudug iyo Hirshabeele kaas oo ay ku diideen mudo kororsiga sharci darada ah, Waxaan aaminsanahay heshiiska 17 Sep inuu yahay waxa kaliyah ee laga amba qaadi karo doorashooyin loo dhan yahay oo dalka ka dhaca.