April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

MAXKAMADA CQS EE GOBALKA MUDUG OO XUKUN KU FULISAY 5 EEDEYSANE

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Goboloda Mudug iyo cayn ee Puntland ayaa xukun dil toogasho ah ku riday 5-tii dhagar qabe ee Madaxtinimada Argixisada Gobolka Mudug isaga kala saraysay sida dhuumaalaysiga iyo naflacaarinimada ahna u amri jiray dilalka iyo qaraxyada lagu layn jiray Haldoorka iyo Labeentii Magaalada Gaalkacyo ugu danbayntiina gacanta lagu soo dhigay, waxaana Gudoomiyaha gobalka Mudug uu Bogaadiyay Shaqada culus ee Maxkamada Ciidamadu ka wado Gobolka Mudug iyagoo sii wadi doona Xukunka eedaysanayaasha oo wali qaar badani dhimanyihiin.

Waxaan sidoo kale xoriyadoodii dib u helay 4 qof oo tuhmanayaal ahaa.