Gudoomiya Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa ka qeyb galey Kulan ka dhacey Xarunta Wasaarada Caafimaadka Ee Gobalka Mudug.
Kulan kaan ayaa ku saabsanaa sidii looga Wacyi Galin lahaa loogana digtoonaan lahaa Xanuunka COVID-19 Maal-maha Farxadaa Ee Ciidul Fidriga oo ah maalmo aad u mash quulbadan waxaana kulanka kasoo qeyb galey Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka Gobolka ,Agaasimaha isbitaalka Magaalada Gaalkacayo, Dhaqaatiirta iyo Culumada Gobalka Mudug.
XAFIISKA WARFAAINTA IYO XIRIIRKA WARBAAHINTA MAAMULKA GOBOLKA MUDUG















Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA