April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA ARRIMAHA DOORASHADA

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda ka qeybgalaya Shirka Arrimaha Doorashada Soomaaliya .

Shirka oo ka furmay Teendhada Afisyooni waxaa ka qeybgalaya Ra’iisal Wasaaraha DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynayaasha Dowladdaha xubnaha ka ah DFS iyo Gobolka Banaadir.