Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Ingiriiska.
Guddoomiyaha ayaa waxaa Airporka Gen. Maxamed Abshir Garoowe ku sii sagootiyey Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada, Wasiiro, Saraakiil ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Puntland.











Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA