Kormeerka habsami usocodka Imtixaanka Wasiir Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland Abdulaahi Xasan Rooble iyo Agaasimaha Waaxda Qorshaynta ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland, Mohamed Axmed Shirdoon ayaa kormeer ku tagay goobaha ay ka socdaan Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12aad iyo Fasalka 8aad ee Maalintii 2aad ka socda Gobolka sanaag, gaar ahaan Magalada Ceel- Buuh ee Gobolka sanaag.
Wasiir dowlaha Waxbarashada Abdullahi Rooble iyo Agasimaha Qorshaynta Mohamed Ahmed Shirdon oo Kormeeray Ardayda imtaxaanka ku galaysa Magaalada Ceelbuh ee Gobolka Sanaag.
Masuuliyaanta ka soctay Wasaarada ayaa warbixin ku saabsan habka uu usocdo imtixaanka ka dhagaystay Macalimiinta iyo Maamulayaasha Dugsiyadaasi Xarunta lagu galayo magalada Ceel-Buuh.




Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA