Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta qaybaha kala duwan ee bulshada sida: Ururada Siyaasadda, Ururada Bulshada, culimaa’udiinka, Haweenka, dhalinyarada iyo siyaasiyiinta usoo bandhigay qalabka casriga ahaa ee diiwaangelinta iyadoo la sameeyay diiwaangalin tijaabo ah oo lagu diiwaangeliyay dadkii kasoo qaybgalay kulanka.
Qalabkaan ayaa loo isticmaalidoonaa diiwaangelinta codbixiyayaasha ee dhowaan ka bilaabandoonta degmooyinka Puntland.












Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA