Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Salaada ciidul Fidriga kula tukaday Shacabka Magaalada Gaalkacyo Garoonka Kubada Cagta ee Cawaale.
Taliyaha Qaybta Booliska iyo ku xigeenkiisa, Agaasimaha Wasaraada Warfaafinta Puntland, ku xigeenka Gudoomiyaha Degmada, Gudoomiyaha Maxkadamada Racfaanka, Culimo, Nabadoono, iyo Masuiliyiinka kale ayaa kula tukaday Shacabka Garoonka Cawaale.
Gudoomiyaha Gobolka Muudg Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur oo ka hadlay munaasibada” waxaan Dhamaan Muslimiinta gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeynayaa Maalinta qiimaha badan ee Ciida anigoo leh farxad ku ciida, ilaahayna waxaan waydiisanaynaa inuu naga aqbalo acmaasheenii bisha Ramadaan Ciid Mubaarik kulu caam wa antum bikhayr “










Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA