Madaxweynaha Dowladda Puntland mudane siciid cabdullaahi Deni ayaa maalinka xorriyadda saxaafadda Adduunka ee 3-May ugu hambalyeeyay dhammaan suxufiyiint Soomaaliyeed gaar ahaan Suxufiyiinta Puntland, Wuxuuna Madaxweynuhu yiri :
” Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka ee 3-da May darteed, waxaan u hambalyeeynaya dhammaan Suxufiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaan Suxufiyiinta Puntland.
Suxufiyiinta Puntland waxay door muhim ah kasoo qaateen dhismaha Dowladdnimada iyo horumarka, waana ku bogaadinaya sida howlkarnimada leh ee ay dadkooda iyo dalkooda ugu shaqeynayaan” .


Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA