Garoowe, May 23, 2021: Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa maanta furay kulan Aqoon-isweydaarsi ah oo ay ka qeyb-galeen Xildhibaano & Hawl-wadeeno ka tirsan Golaha Wakiillada kaas oo ay qabatay Hay’adda MAX PLANCK Foundation.
Guddoomiyaha ayaa ugu horayn uga mahadceliyey Hay’adda MAX PLANCK Foundation, isaga oo sheegay in loo baahan yahay in laga faa’iidaysto.
Aqoon-isweydarsiga ayaa lagu baranayey doorka xeer-dejinta, waxaana is-barbar dhig lagu sameeyay dhammaan dastuuradda Dawladaha xubnaha ka ah Dawladda Federalka ee Soomaaliya, iyo dalal badan oo aduunka ah.





















Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA