April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

MADAXWEYNAHA DPL OO MAALINTII 2AAD KA QAYB GALAY SHIRKA WADATASHIGA ARRIMAHA DOORASHOOYINKA

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maalintii 2-aad Muqdisho kaga qayb-galay shirka wadatashiga arrimaha Doorashooyinka Soomaaliya.