maanta oo taariikhdu tahay 2/5/2021 waxaa shir isugu yimi Madaxda Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland, Senator Cabdirisaaq Cismaan Jurrile iyo Masuuliyiinta Jaamacadaha Puntland, waxayna ka arrinsadeen arrinta ka soo cusboonaatay Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Dalka Turkiga oo ay ku dhawaaqday Hay’adda Tacliinta sare ee Turkiga (YOK), Kulanka ka dib waxay wasaaradu kaso saartay war saxaafadeed
KULAN LOOGA ARINSANAYAY ARRINTII AY KU DHAWAAAQEN HAY,ADDA TACLIINTA SARE EE TURKIGA (YOK) OO KA QABSOOMAY GAROWE









Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA