Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullahi Denni ayaa caawa kulan wada-tashi ah Madaxtooyada kula leh Aqoonyahanada, Waxgaradka, Siyaasiyiinta iyo Ururada Bulshada Rayidka ah ee reer Puntland. Wada-tashiyada kadib markii ay soo gabagaboobaan Dawladda Puntland waxay soo saari doontaa war ku saabsan mowqifkeeda muddo kordhinta sharci darada ah ee uu sameeyay Madaxweynihii hore ee Dawladda Federalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.



Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA