Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Kulan Madaxda DFS, Dowladaha Xubnaha ka DFS iyo Maamulka Gobolka Banaadir ay la qaateen Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Horumarinta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Sweden Per Olsson Frid, oo uu weheliyo Safiirka Sweden ee Soomaaliya Staffan Tillander.
Kulankan oo Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynayaasha DXDFS iyo Maamulka Gobolka Banaadir la qaateen Wafdiga ka socda Sweden, waxaa looga hadlay taageerada Sweden ee Soomaaliya gaar ahaan Doorashada iyo mashaariicda horumarin.









Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA