April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYB GALAY KULAN QADO SHARAF UU RW SOOMAALIYA U SAMEEYAY MADAXWEYNAYAASHA DOWLADAHA XUBNAHA KA AH DFS IYO GOBALKA BANAADIR

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Qado Sharaf uu Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble u sameeyay Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah DFS iyo Gobolka Banaadir.