April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

MADAXWEYNAHA DPL OO TABABAR U SOO XIRAY DUFCADII 3AAD EE KA TIRSAN CIIDAMMADA PUNTLAND

Qardho- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xerada tababbarka Ciidamada ee Xorgoble tababbar uga soo xiray dufcaddii saddexaad oo ka tirsan ciidammada Puntland.