Hay’adda ciidamada badda Dowladda Puntland ee PMPF ayaa u furtay dhallinyarada magaalada Boosaaso tartan Kubadda Cagta ah ee bisha barakaysan ee Ramadaan, waxaa ka qayb-gelaya 10 naadi oo ka kala socda xaafadaha magaalada.
Ka qayb-qaadashada arrimaha bulshada, kobcinta Garaadka, fekerka iyo is dhexgalka dhallinyarada waa u jeedada loo qabtay koobkan Bisha Barakaysan ee Ramadaan.














Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA