April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

MAGAACIBSTA XOGHAYA DOWLADDA HOOSE EE GAALKACYO

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderalka Iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Mudane Maxamed Dhabancad ayaa xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo u magacaabay Cabdiqani Cabdiraxmaan Faarax (Geesaweyne). Sidaa darteed, Waxuu wasiirku faray maamulka Gobolka Mudug iyo kan Degmada Gaalkacyo in ay fuliyaan dhaqan gelinta magacaabidda xoghayaha cusub.