Waxaa maanta Dekedda magaalada Bosaso soo gaaray Doon sidday Qaxooti Yemeniyiin ah iyo Soomali kasoo cararay rabshadaha iyo dhibaatooyinka ka jira waddanka Yemen.Waddanka Yemen oo ay ka jiraan dhibaato iyo colaado ayaa si xiriir ah waxaa uga soo qaxa qoysas fara badan si ay naftooda ugu la cararaan meel nolol ahaan iyo Amni ahaanba dhaanta, waxaana ka mid ah meelaha ay sida joogtada ah ugu soo qaxaan Dowladda Puntland oo ay ka heleen soo dhowayn iyo nolol. Qoysaskan maanta soo gaaray magaaladab Bosaso ayaa waxa ay dhan yihiin 61 Qoys.
QAXOOTI YEMENIYIIN & SOOMAALI ISKUGU JIRA OO LAGU SOO DHAWEEYAY BOOSAASO








Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA