Gudoomiya Gobolka mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) Ayaa Maanta Daah-Furey Deeq Mucaawino ah Oo katimid Boqorka Dalka Sucuudiga Boqor Salmaan.Daah-Furka Deeqadaan Ayaa Waxaa Goob joog ahaaa Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Gobolka Mudug Maxamed Xasan Waloore,Maayarka Magaalada Gaalkacayo Maxamuud Cabdi Nuur,Maayar kuxigeenka Shaafici Cabdulaahi Xaashi,Gudoomiyaha Ururka Haweenka Shugri Cabdi Cali iyo Ex Wasiir Caasha Geele.Deeqdan oo ahayd sakaatul fidri ayaa waxaa looga faaiidayn doonaa dadka danayarta ah ee ku nool magaalada gaalkacyo.
MAAMULKA GOBALKA MUDUG OO DAAH-FURAY DEEQ MUCAAWINO AH










Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA