April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

WAR QORAAL AH OO KASOO BAXAY MADASHA BADBAADO QARAN

War qoraal ah oo ka soo baxay Madasha Badbaado Qaran ayaa Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay looga dalbaday in ay naqdiyaan muddo kororsiga sharci darada ah ee uu sameystay Madaxweynihii hore ee wakhtigiisu dhammaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo.