April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

XUBNO KA SOCDA GUDDIGA KMG DOORASHOOYINKA DPL OO KORMEER KU TAGAY DEEGAANADA IS DIIWAAN GALINTU KA SOCOTO

Xubno ka socda Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa kormeer shaqo ku tagay deegaannada Gumbulle, Doolcadale iyo Samasugul oo ay ka socoto diwaangelinta codbixintu.

Diiwaan-gellinta ayaa si habsami leh uga socota degmooyinka #Ufayn, #Eyl, #Qardho iyo dhamaan deegaanada hoosyimaada degmooyinkan.