DAAHFURKA WEJIGA 2-AAD EE DHISMAHA AIRPORT BOOSAASO QAYBTIISA 1-AAD.
Shaqada la fulindoono ee bud-dhigga u ah wejiga 2-aad ee dhismaha Garoonka Diyaaradaha Boosaaso qaybtiisa 1-aad waxay kala yihiin
- Balaarinta Dhabada diyaaradaha ( Runway Extention ) waxa lagu daridoonaa inta dhisan 800m.
- Dhismaha wado laami ah oo laba haad ah, taasi oo Garoonka Diyaaradaha Boosaaso ku xirta magaalada 1.7 km².
- Dhismaha baarkinka gawaarida ( Car Parking ) oo cabirkiisu dhan yahay 300×250m² oo laba jibaaran (Square).
- Dhismaha Dayrka Garoonka oo silig adag ah ( Fencing Airport ) cabirkiisuna dhan yahay 9×4km
- Dhismaha xarunta Dab-damiska ( Fire House Building )
- Dhismaha Baarkinka Diyaaradaha
7.Dhismaha qaybta Xamuulka ( Cargo Terminal )
- Dayactirka Terminaalka ( Terminal renovation )
- Nalaynta Garoonka si heer caalami ah ( Airports lighting )
- Dhiraynta iyo qurxinta Garoonka diyaaradaha Boosaaso ( Planting and organizing )
















Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA