Booliska Gobalka Bari waxaa uu dadweynaha ugu baaqayaa In ay ku sugnadaan goobihii uu saaka ku booqday Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Xuseen Cali Maxamuud madaama markalle togga Ceel-Daahir ay Ku soo dheceen biyo badan waxaana looga digayaa dadka safarka ah In aysan naftooda Iyo hantidooda khatar ku galin, dhammaan baraha Kantaroolada ayaa waxaa Ciidamada lagu wargaliyay In ay soo dhoweeyaan dadka shacabka ah gaar ahaan Hooyooyinka Iyo Caruurta Inta Jawiga uu isbadali doono.
BOOLISKA GOBALKA BARI OO DIGNIIN U DIRAY DADWEYNAHA







Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA