April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

DEGMADDA UFAYN IYO DEEGAANADA HOOSTAGA OO AY SI HABSAMI LEH UGA SOCOTO DIIWAAN GALINTA CODBIYAASHA

Degmada Ufayn iyo qaar kamid ah deegaanada hoostaga ee Geeso-qabad, Kob-dhexaad, Samakaab, Moqor, Jeedaal iyo Mirood waxa si habsami leh uga socda diiwaangalinta codbixinta.