Guddoomiyaha Guddiga Guddiga Shuruucda iyo Cadaaladda Golaha Wakiilladda DPL Xildhibaan Mudane, Sharmaarke Cali Cilmi oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Guddiga ayaa yeeshay kulan looga arrinsanayo arrimaha shaqo ee horyaalla.
Kulanka ayaa looga hadlay qorshayaasha guddiga ee kulamo la yeelan doonaan hay’adaha Dawladda oo wada shaqaynta leeyihiin, booqashooyinka ay ku tegi doonaa qaar kamid ah xarumaha Dawladda.
Dhinaca kalena, Guddiga ayaa ka hadlay u diyaar garowga Kalfadhiga soo socda ee 48aad ee Golaha Wakiillada DPL.







Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA