April 30, 2026

Warbaahinta Dowladda Puntland

Puntland State TV & Radio

GUDDIGA KMG DOORASHOOYINKA DPL AYAA SHAACIYAY JAGOOYIN KA BANAAN


Guddiga KMG Doorashooyinka Dawladda Puntland ayaa shaaciyay Jagooyin ka banaan shaaqaalaha diiwaangelinta.

lyadoo guddigu ka duulayo awoodaha sharcigu siinaayo ee diyaarinta, isku dubaridka koormeerida iyo qabashada doorashada golayaasha deegaanka Puntland oo xor iyo xalal ah, daah-furan iyo soo saarista natiljada doorashada.

Wuxuu guddigu shaaciyay jagooyinkaan ka banaan hoosna ku xusan :

  1. Gudoomiyaha Goobta 50 Jago
  2. Xog galiye Computer 60 Jago
  3. Waraysi Qaade 50 jago

Wakhtiga ay shaqayn donaan waa 15 cisho ugu badnaan.

Warqadaahan hoose ka akhri faahfaahinta shaqada ee jagooyinka iyo sharuudaha

qofka laga rabo.