Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta kala wareegay shidkadda PIITECH qalabkii casriga ahaa ee diiwaangelinta oo ka kooban, server, computers, printers, IRIS iyo softwares koodii.
Qalabkaan ayaa loo isticmaalidoonaa diiwaangelinta codbixiyayaasha ee dhowaan ka bilaabandoonta degmooyinka Puntland.







Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA