Koobka Isdhexgalka dhallinyarada Gobolka Bari ee bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa si nabadgelyo ah kusoo idlaaday, waxaana guushu ku raacday Kooxda FC-BARI
Hay’adda PMPF oo fududaysay qabsoomidda tartanka ayaa guddoonsiisay Koobkii guusha kooxda FC-Bari. Taliska guud ee Ciidamada PMPF waxaa ka go’an ka qayb-qaadashada Arrimaha Bulshada, si gaar ah kuwa dhallinyarada oo astaan u ah horumarka iyo nabadgelyada.









Warar lamid ah
MW DPL OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XILDHIBAANADA CUSUB EE PUNTLAND DHAWAAN LAGU DOORTAY
MADAXWEYNAHA DPL OO QAABILAY GUDDIGA U QAREEMAYAASHA KOONTADA HAWEENKA EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA DPL OO KA QEYBGALAY SHIRKA WADA TASHIGA ARRIMAHA DOORASHADA SOOMAALIYA